Jumhūrīya al-Jibūtī

Hinjinne u sara kaca
Calankaan harraad iyo
Haydaar u mudateen.

Hir cagaarku qariyayiyo
Habkay samadu tahayoo
Xiddig dhi igleh hoorshoo
Caddaan lagu hadheeyaay.

Maxaa haybad kugu yaal.


一覧に戻る

[PR]DoCoMoご利用の方必見!:無料の運命鑑定≪スピリチュアルの館≫